About FogaanDersi الرئيسية

FogaanDersi waa adeeg waxbarasho oo fogaanbarad ah, kaasoo ay hirgelisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Federalka Soomaaliya, iyadoo adeegsanaysa manhakja waxbarashada qaranka ee Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Sareba.

Adeegani wuxuu ka caawinayaa ardayga soomaaliyeed inuu heli karo goob waxbarasho oo uu ku xoojinkoro korna ugu qaadi karo tayada waxbarashadiisa.

Adeegani waa lacag la'aan waxaana ka faaidaysankara dhamaan ardayda soomaaliyeed meelkasta oo ay ka joogaan daafaha caalamka.

Maalgelin

Adeegan FogaanDersi waxaa laga maalgeliyay
Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada GPE